Advance Your Career with World class programs

Vision
Mission

Vision

To be a role model of excellence and affordable education in Africa

Mission

To achieve excellence in teaching and research, to maintain and spawn knowledge, HIU provides high quality programs through innovation teaching methodologies that engages students in self-directed learning and management performance.

Explore Our programs
Ultimate elearning Platform

Ku baro waxbarashada sare online

Meel walbo ama goob walbo aad joogto ku baro online waxbarashada sare kala xulo maadoyin kala duwan oo aad ku taqasusi kartid  adoo dunida dacaladeeda joogo ama goobtada shaqo hel waxbarsho caalami

Lahadal si lagu caawiyo qubarada

Hadii aad caqabad dareento ama aad qabto suaal si fudud ku hel caawimaad dhanka waxbarashadada la hadal quburada ku taqasusay cilmigaa rabto macalimiinteena waxay ku taqasuseen ineey xal u helaan caqabadaha ka hor imaada inta aad ku guda jirto waxbarashada

La xariir dad kala duwan

Cilmiga wuxu ku faafaa ama lagu gudbiyaa gaarsiin   kusoo biir malaayin qof oo dunida dacaladeeda  joogo wax la baro la wadag qibrad.  waxaan kaga dhignay waxbarashada hab fudud la shakeeyso saxibada waxlabaro sida fasalka oo kale

College
Rector
hiuedu.online is an online higher education platform providing rigorous industry-relevant programs designed and delivered in collaboration with world-class faculty and industry.  It aims to be a pioneering platform that educates students, society, and employers by providing authentic, relevant, and effective online education as well as a highly differentiated portfolio of online higher education programs for professionals
Dr. Abdikarin Sheikh
Mohamed Hassan
The Rector
Head
Distance Education
Asc dhamaan bulshada somaliyeed waxaan ugu bishareynayaa in jamacada calamiga ah ee horseed ay hormarin balaaran ku sameysay qeybta distance learning oo aad hada  ka diyaarin karto heerarka kala duwan ee waxbarashada adigoo gurigaga joogo ama goobtada ganacsi hormarka teknologiyada waxay dunida u saamaxday in waxbarashada laga dhigto mid laga helo goob walbo anagoo ka duuleyno inaan fududeyno helitaanka waxbarasho tayo leh waxaan sameynay platform ama website ay ku diyaarsan yihiin heerarka kala duwan ee bachelor degree aad u xadiri jirtay class in aad hada ka qadan karto goob walbo aad joogto ama wadan walbo oo aad ku sugan tahay uma bahnid in aad admision u tagto xafiis waxaan kaga dhignay hab online ah oo lamid ah mid aad safka u gali jirtay adigo hab online ah kuso buuxin karo formka admision ka ama ogolaashada waxbarashada
Mahadsanid
Osmaan Mohamed Omar
Head of distance education